Shil Culus oo naxdin leh ayaa waxaa uu goor dhaweyd jidka u dhaxeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera Gaar ahaan deeganada Lafaruug Iyo Xamaas oo dhinaca magaalada Berbera u dhaw
Shilkan baabuur ayaa dhashay kadib markii ay sixin iskugu dhaceen isla markaana ay iskugu baa been laba baabuur oo kala ah gaadhi waaraad candho meydle ah iyo sidoo kale gaadhi bas ah oo siday Rakaab ka yimid dhinaca magaalada Burco
Ilaa hada lama kala cadeyn tirada dhimada iyo dhaawaca balse dadka dhintey ayaa la sheegay in ay ka badan yahiin 6 qof dhaawacuna uu intaas ka sii badan yahay