Hindiya: Mid Ka Mid Ah Murrashaxiinta U Tartamaya Doorashada Dalkaasi Oo Lagu Eedeeyay Inuu Xayawaanka Dhibaateeyo Isla Markaana Jidh Dilo !

Date:

Ciidammada Bileyska Dalka Hindiya ayaa waxa ay uu ku soo eedeeyeen mid ka mid ah Musharaxiinta Doorashada Dalkaasi in uu jidh dilay dameer.

Musharaxan oo magaciisa la yidhaahdo Mani Bahushan Sharma ayaa waxa lagu eedeeyay in uu dameer u adeegsaday Baaskiil ahaan isla markaana uu hor yimid isaga oo dameeekaasi wata xafiiska Doorashada kadib markii maamulka doorashooyinka ay diideen in ay ka qabtaan waraaqihiisa uu ku tartarmayay.

Falka lagu soo eedeeyay Musharaxan ee la xidhiidha hab dhaqanka xun ee lagula  kaco xayawaanada kala duwan ayaa waxa lagu mutaysan karaa gannaax lacageed iyo sidoo kale xabsi muddo dhan 7 sano .

Musharaxana ayaa falkaasi lagu eedeeyay ku sababeeyay inuu tusaale uga yahay culeyska iyo dhibaatada haysata Muwaadiniinta u dhashay Dalkaasi kaasi isla markaana aanay ka ahayn kibir iyo cadaadis uu saarayay dameerkaasi.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...