Gudoomiyaha Guud Ee Shirkada Dahabshiil Group aya Ka Hadlay Madal Lagu Soo Bandhigayey Daah Furka Buugu Madaxweynahii Hore Ee Somaliand Md Axmed Siilaanyo

Ugu Horeyn Waxaan Si Gaar ah U Salaamayah Madaweynahii Hore Ee Axmed M M Siilaanyo iyo Dhamaan Madaxda Kale Ee Sharafta Leh Ee Ka Soo Qayb Gashay Iyo Madaweyne Ku Xigeenka Jsl Md Saylici

Runtii Siyaasadi Caawa Waa Laga Hadlay Kulay Aniga Igamaydun Filayn Inaan Arrimo Siyaasadeed Ka Hadlo’ Laakiin Waaan Xusayah Ganacsiga Iyo Maalgashiga Iyo Hormarka U Hogganka Axmed Ka Qayb Qaatay

Aniga Oo Rajaynah Dhamaan Ganacsatada Somaliyeed Amaba Afka Somaliga Ku Hadla Meel Ay Joogaanba U Hadlayah’ Waayo Ganacsigu Xaduud Walba Wu Dhaafay Goabalada Ayu Gaadha Geesku Gaadha Aduunka Ayu Gaadha Shaqo Ayu Abuurah Nabada Ayu Ka Qayb Qaatah Isku Gudubka Ayu Ka Qayb Qaatah Geeskan Aynu Ku Nool Nahay Oo Dhan

Axmed Markii U Dawladii Hore Ee Kacaanka Ah Amaba Tii Siyaad Barre Hormar ayu Ka Shaqaynayey Runtii Warshado Ha Noqdeen Amaba Dekedo Ha Noqdeenah Ama Wadooyin

Markii U Dawladi Maxamed  Xaaj iIbraahi Wuxu Ah Wasiirki Maaliyada Ee Dawlada Oo Iyaduna Hor Mar Iyo Maal Galinba Ka Qayb Qaadanaysay Ganacsiga

Markii U Madaxweynaha Noqdaynah Weynu Ognahay Maalgashiga Iyo Ganacsiguba Xagay Gaadhan Shaqooyinka Iyo Nabada Ay Abuuranba ‘ Marka Madaxweyne Waanu Kaaga Mahad Celinaynah Waxaad Umada U Qabatay Iyo Dhamaan UMada Afka Somaliga Ku Hadasha Meel Ay Jooganba

Buuga Runtii Caawa uunbaan Helay Maan Soo Akhriyin Waxaan Sa Balan Qaadayah Inaan Soo Akhriyow Dhalinyaradan Waaan Kula Talinayah Inay Soo Wada Akhriyaan Dhamaan Bugaagta Waayo Taarikh ayey Ka Qayb Qaaadanayaan Waayo Hadaan Taarikhda Dhalinyarada Soo Socotah Eenay Eegin Ma Ogaan Karaysid Meesha Loo Socdo

Marka Odayaasha Madaxda Ah Ee Iyaguna Caawa Xagan Fadhiye Buugaagta Idin Kuna Qorra Dhalinyarada Insha allah Taasi ayaan Kula Talinayah Waayo Hormarka Iyo Aqoonta Intuba Waxay Ka Bilaaabmaan Buugaagta Dadka Qaarna Waabay Ku Taliyaan Afku Meel Ayu Idin Gaadhsiin Kara Balse Marka Wax La Qoro Waxay Noqonaysa Wax Hantidi Umada Ka Mid Ah