Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa sheegay in xukuumadda madaxweyne Biixi, xoog kaga qaaday dadkii lahaa dhulka ay ka dhisayso madaxtooyada cusub.

Maxamuud Saleebaan Ramaax xoghayaha arrimaha gudaha ee xisbiga UCID ayaa sheegay in arrintaasi uu mas’uul ka yahay madaxweyne Biixi.

Dhan kale waxa si adag u naqdiay safarkii Madaxweyne Muuse Biixi ku tagay Magaalada Berbera iyo mashaariic la sheegay in laga hirgaliyay gobolka Saaxil,