Somalia: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Qarax gaadhi lagu xidhay, ayaa goor dhawayd waxaa uu ka dhacay nawaaxiga Daarta Xaaji Baasto ee wadada Maka Al-Mukarama.

Wararka ayaa sheegaya gaadhiga qarxay inuu hor yaalay Hotelka Mubaarak, waxaana qaraxa uu sababay dab Khasaare gaystay oo ka kacay gaadhiga kaasi oo saameeyay gaadiid kale.

Qiiq iyo Uuro ayaa isqabsatay goobta qaraxa uu ka dhacay, waxaana durbadiiba gaadhay Ciidamada Booliska oo halkaasi Baadhis ka wada.

Lama oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaan gaadhi ee ka dhacay nawaaxiga Daarta Xaaji Baasto, sidoo kalena lama oga qofka iska leh gaadhiga qaraxa lagu xidhay.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...