Somaliland: “Xisbiyada Mucaaridku Waxay Necebyihiin Guulaha Somaliland Gaadho “Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed

Date:

Wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ka hadlayey tartanka orodka dheer oo maanta lagu qabtay garoonka Hargeysa Stadium ayaa sheegay in mucaaridku neceb yahay guulaha uu dalku gaadho, waxaanu yidhi “Waad maqlayseenoo xisbiyada qaarkood ayaa lahaa somaliland tartan noocan ah laguma qaban karo, waana qaar neceb guusha somaliland.”

Wasiir Maxamed Kaahin oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey “Balse miyaan lagu qaban oo aynaan u taagnayn oo aanay inagala soo qayb galin dadkaas ajaanibka ah ee ka socda dalalka ugu waaweyn yurub iyo wadamada jaarkeena ee Djibouti Iyo

Itoobiya inagala soo qayb galin, hore ayeynu u soconaynaa ee ninkii dib u soconayaa isaga ayey jirtaa.”

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...