Deg Deg: Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacan Saydhay Casuumad U Fidiyey Dr Abiya Axmed

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Aanu Ka Soo Xiganayno Ilo Madaxtooyada U Dhuun Dalool aya waxa ay sheegayaan inu Madaxweyne Muuse Biixi Abdi U Ku Gacan Saydhay Casuumad u ka Helay Ra,sul Wasaaraha Dalka Aynu Jaarka Nahay Ee Itoobiya Dr Abiya Ahmed
Warar soo Gaadhaya Warbaahinta Wargane Aya waxa ay sheegayn In U Madaxweyne Muuse Biixi Ku Gacan Saydhay Casuumad Uga Timiday Dr Abiya Ahmed Casuumadaasi Oo Maaqam Keedo Ah Maamul Gobaleed

Iyada Oo U Gabi ahanba Madaxweyne Biixi Diiday Inu Ku Tago Dalka Ittobiya Maaqaamka Maamul Gobalaad
La Soco Wixii Warar ah Ee Danbe ,,,,,,,,,,,

Comments

comments