Somaliland: Waftigii Ka Socday Xukuumadda Somaliland Iyo Xubnihii Golaha Guurtida Ahaa Oo Loo Diiday Inay Tagaan Deegaamada Ay Ka Socoto Nabadaynta Beelihii Ku Dagaalamay Gobolka Sool

Date:

Xubnihii golaha guurtida Somaliland ee loo xilsaaray nabadaynta Beelaha ku dagaallamay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool ayaa loo diiday in ay tagaan deegaamada ay ka socoto dedaalka lagu doonayo nabadda ee Saax-dheer iyo Dharkayn Geenyo.

Sidoo kale wasiirrada Somaliland ayaan tegay goobahaasi.

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa degan Hotel Caashuura oo ku yaalla gudaha magaalada Laascaanood.

Odayaasha dhex-dhexaadinaya laba dhinac ayaa ku guulaystay in ay xabad joojin ka dhaqan geliyaan goobaha lagu dagaallamay.

Weli si rasmiya looma go’aamin halka gogosha nabadda la dhigayo laakiin warar hordhac ayaa sheegaya in ay suurtagal tahay in Jigjiga lagu qabto.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...