Ehto: Nuxurka Kulan Dhexmaray Ra,isal Wasaaraha Itobiya Iyo Cabdi Kariin Qalbi Dhagax

Date:

Nuxurka Kulan Dhexmaray Ra,isal Wasaaraha Itobiya Iyo Cabdi Kariin Qalbi Dhagax

Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagaxoo ka mid ah Saraakiisha Sar sare ee Jabhada ONLF oo dowladda Soomaaliya ay ku wareejisay Itoobiya ayaa waxa uu la kulmay Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed.

 

 

Qalbi-Dhagax oo maalin ka hor lagu siidaayey Cafis uu u fidiyey Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa ah markii ugu horreysay ee kulankooda,waxa uuna ahaa mid Abiy Axmed uu ku ogaanayey xaalada uu ku sugan yahay Qalbi-Dhagax.

 

 

Kulanka Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo aan wax faah faahin dheeraad ah laga bixin ayaa waxa uu daba socdaa xilli Ururkii uu ka tirsanaa ee ONLF ay masuuliyiintooda ay sheegeen in weli uusan aheyn Qalbi-Dhagax mid aan xur ah.

 

 

Bishii Agaust Sanadkii tegay ee 2017 ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax ku wareejisay dowladda Itoobiya,waxana wareejintaas ka dhalatay xiisad Siyaasad oo mudo dhowr bil ah ka taagneyd dalka.

 

 

Dhinaca kale Baarlaamanka dalka Itoobiya ayaa Golaha Wasiirada dalkaas wax ay ka dalbadeen qaraar horay u soo ansixiyay Golaha, kaasoo ahaa in Liiska Argagixisada laga saaro Ururada OLF, ONLF iyo Ginbot 7 oo daagal kula jira dowladda Itoobiya.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...