Deg Deg: Ciidamada Policeka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga Dhigau Qaar Kamida Ganacsatada Gobolka Togdheer

Date:

Ciidamada Policeka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga Dhigau Qaar Kamida Ganacsatada Gobolka togdheer+Sababta
Ciidamada Boliska Gobalka Togdheer Gaar Ahaa Kuwa Ka Hawl Gala Saldhiga Dhexe Ee Magalada Burco Ayaa Xabsiga Dhigay Qaar Kamida Ganacsatada Gobalkaasi Gaar Ahaan Mulkiilayaasha Makhaayadaha Lagu Iibiyo Cunto Somaliga.

Sababta Ganacsatadan Loo Xidh xidhay Ayaa Lagu Sheegey Inay Kordhiyeen Qiimaha La Siiyo Shaaha Oo Markii Hore Ahaa 1000 Shilin Halka Maalhii Ugu Danbeeyey Magalada Burco Laga Siinaayey Koobka Shaahaa 1500 Oo Shilin.

Hawlgalkan Ay Ciidamadu Ku Qabqabaneeyen Ganacsatada Ayaa Waxaa Laga Hortagaayey Sare Ukaca Ku Yimid Qiimaha Magalada Burco La Siiyo Shaaha.

Sicir Bararka Ka Jira Somaliland Ayaa Malinba Maalinta Ka Danbaysa Ka Siidaraaya Waxaanu Saamsayn Xoogan Ku Yeeshay Bulshada Danyartaa, Go’aamidii Ay Xukuumadu Soo Saartayna Waxba Kama Badelin Sicir Bararka Ka Jira Dalka.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...