Deg Deg: Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabaty Eedaymo Uga Yimid Maamulka Puntland + Muuqaal
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa xukuumadda Somaliland ka difaacay eedaymo la xidhiidha dagaalka Puntland la gashay Al-Shabaab oo ay sheegtay inay ahayd Somaliland,
https://youtu.be/QqoSzLA7EYo