‘’ kaftan halal ,qasiidada jeegaanta ‘’ W/Q Axmed Nuur Guruuje

’ kaftan halal ,qasiidada jeegaanta ‘’.

Xadrooyinka iyo dariiqooyinka mid waliba waxay leedahay qasiido u gaara oo lagga akhristo ,sidaa awgeed mafaariishta jeegaantu waxay leedahay qasiido lagga qaado .

Qasiidadaasina waxay leedahay 3 shuruudood oo ah .

– in taagni laggu qaaddo

– in la qaybsaanaado

– in aan la jejebin codka iyo sacabkana la iska leh .

Qasiidadina waa sidan .

Anaguna Hayney ,

Idinkuna Hooya ,

Hadhawtana keena ,

Oo haddana dhawra ,

Hareeraha guusha .

Aynu ka haynee .

Comments

comments