’ kaftan halal ,qasiidada jeegaanta ‘’.
Xadrooyinka iyo dariiqooyinka mid waliba waxay leedahay qasiido u gaara oo lagga akhristo ,sidaa awgeed mafaariishta jeegaantu waxay leedahay qasiido lagga qaado .
Qasiidadaasina waxay leedahay 3 shuruudood oo ah .
– in taagni laggu qaaddo
– in la qaybsaanaado
– in aan la jejebin codka iyo sacabkana la iska leh .
Qasiidadina waa sidan .
Anaguna Hayney ,
Idinkuna Hooya ,
Hadhawtana keena ,
Oo haddana dhawra ,
Hareeraha guusha .
Aynu ka haynee .