Somlia: Dhalinyaro Kenyaan ah oo la sheegay in ay ku biireen Al-shabaab

Date:

 Qaar ka mid ah dadka ku nool degaanka Marsabit ee dalka Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in dhalinyaro badan oo kunoolaa degaankaasi ay ku biireen Al-Shabaab todobaadyadii lasoo dhaafay.

Waxa ay sheegeen in qaar ka mid ah culimadda degaanka ay ka qeyb qaateen in dhalinyaraddaasi ay ku biiraan Al-shabaab.

Waaliddiinta carruurtooda ay ku biireen Al-shabaab ayaa warbaahinta u sheegay  todobaad kasta dhamaadkiisa ay Shan ka mid ah culimada degaanka qabtaan muxaadarooyin carruurta lagu jecleysiiyo aragtida xagjirnimada islamarkaana loogu biiriyo Al-shabaab,iyaga oo ka codsaday in dowladda wax badan ka qabato arrintan.

Todobaadyadii ugu dambeeyay ayeey tilmaameen qaar ka mid ah dhalinyaradda degaanka ay biireen Al-shabaab, iyadoo ay arkaayaan waalidiintii dhalay.

Al-Shabaab ayaa inta badan Weeraro qorsheysan ka geysta degaanada ku yaalla gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya iyo sidoo kale Magaalo xeebeedyadda dalka Kenya.

Waxaa  sidoo kale jira dhalinyaro badan oo ku biiray Al-shabaab kuwaasoo weerara Gudaha dalka kenya.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...