Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu dhawaan uu wareysi xasaasi ah uu siiyey Laanta afka Somaliga ee idaacada VOA .
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa wareysigan kaga hadley arimo badan oo ay ka mid qaabka xukuumadiisa , sidoo kale waxaa uu madaxweyne Muuse Biix uu si cad u sheegay in dhamaan xeerarkii ay baarlamaanka Somaliland ansixiyeen oo uu ka mid yahay xeerka Boolisku uu sidiisa u fuli doono
Dhinaca kale madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in aaney wax sax ah aheyn in Jaraa’idka Somaliland ka soo baxa ay waxay doonan ka qaroon dalka Jabuuti
https://youtu.be/CVaQh952zDU