Imisaad ku bixin lahayd la casheynta qof caan ah?

Date:

Ra’isulwasaarihii hore ee Britain David Cameroon ayaa ku sugan dalka Shiinaha, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shirweyne caalami ah, balse ganacsatada shirka ka qeybgalaya ayaa la sheegay in qofkii doonaya in uu sawir la galo ama la casheeyo David Cameroon ay tahay in uu bixiyo lacag dhan $16 kun doolar .

Arrintan waxaa lagu xayaysiiyay boggaga baraha bulshada ee Shiinaha iyo waliba bogga shirweynaha.

Cameroon ayaa hormuud ka ah hindisaha maalgashiga Shiinaha iyo UK, waxaana lagu wadaa in uu la kulmo madaxweynaha dalkaas Xi Jinping.

David Cameroon ayaa Britain Ra’isulwasaare ka ahaa intii u dhaxaysay 2010-kii illaa 2016-kii xiligaas oo uu xilka isaga dagay kadib markii xisbigiisa uu ku guuldaraystay afti laga qaaday dadka oo lagu weeydiinayay in ay Midoowga Yurub kasii mid ahaanayeen in ay ka baxayaan, waxayna u codeeyeen in ay ka baxaan Midowga Yurub.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...