Deg-Deg: Maamulka Puntland Oo Dagaal Culus Kula Wareegay Deegaano Ka Tirsan Somaliland Iyo Khaasaro Badan Oo Ka Dhacay + Deeganada Ay Yihiiin

Deg-Deg: Maamulka Puntland Oo Dagaal Culus Kula Wareegay Deegaano Ka Tirsan Somaliland Iyo Khaasaro Badan Oo Ka Dhacay + Deeganada Ay Yihiiin

Waxa Xalay Saqdii Dhex Soo Qaaday Dagaal Culus Ciidamada Maamulka Puntland Oo Ku Soo Qaaday Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ila Saaka U Dagaal Culusi Ku Dhex Marayey Deeganada ay Ka Tirsan Tahay Qoriley

Iyoada oo Degmada Qoriley Iyo Deegaano kale oo badan ay gacanta ku dhigan Ciidamada Maamulka Puntland Iyo Jabbhado Hubeysan Oo Diidan Qaranimada Somaliland

Wxaana Sido Kale La Sheegayah Inay Ciidamada Somaliland Ka Soo Baxan Xudooda Somaliland Ee Deegandaasi Ka Tirsan Qoriley

Goor Dhaw Filo Muuqaal Xasaasi Ah Isha Ku Hya Bada Warbaahinta Wargane News

Comments

comments