Madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhammaaday Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xukuumaddiisa faray inay la shaqeeyaan Madaxweyna cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa