war Deg Deg Ah: Maxa Ka Jira In La Xidhay Cabdi Hani Xaashi ? Balse Isagu Muxu Ka Yidhi

Fanaanka caanka ah ee codka talmoon Al-Fanaan Cabdi Hani Xaashi cabdillahi oo ka waramay xabsiga lagu xidhay iyo wixi lagu haystay balse Muxu Ka Yidhi Isaga oo qoraal kooban soo Dhigay bartah baraha bulshad Ee Facbook aya waxa u yidhi sida Tana

Waa ilahay mahadi saaka iyo jawi degan mahad allah aya iska lah marka xigtana salaan sarevasxaabtada guue iyo familgaba iyo kooxdayda xiddigaha geeskaba waxan layahay rabbi ha idinka raali noqdo
Waxanan bulshada u sheegaye inaanay jirin wax xadhig ah oo xabsiga la i dhigay
Balse warbaahinta waxan layahay iska hubiye intadan daabicin qoraalka aakhiro ayaa danbeysa waa ilahay mahadii
Waad mahadsantihiin dhamaantiinba

Comments

comments