Dawladnimada wanaagsan sirteedu ma aha hebello dar Illaahay loo tuhmayo oo la magacaabo iyo ashkhaas si ku meel gaadh,,,

Date:

Dawladnimada wanaagsan sirteedu ma aha hebello dar Illaahay loo tuhmayo oo la magacaabo iyo ashkhaas si ku meel gaadh ah loo gu bogay oo magacyadooda la tirsado midna. Waayo ma jiro caadaadkaa dawladnimo cid ku horumari kartaa.

Dawladnimada wanaagsan sirteedu waa dhismaha hay’aad qaran oo taabo-qaada iyo siyaasad farsamo oo jid iyo itijaah ay raacdo leh – fulin adagna la la dabo socdo.

Kun hebel oo PhD ah haddii la magacaabo oo aaney jirin siyaasad la yaqaan oo ay ku socdaan isbeddel ma iman karo. Sirtu ma aha hebellada – sirtu waa nooca dawladnimo, siyaasad iyo jidka dhaqaale ee hawl dawladnimo mari doonto.

Insha Allahu berri ayaan soo bandhigi doonaa nooca dawladnimo ee maanta dalkani ku samatabixi karo – la gu na hirgelin karo barnaamijkii xisbiga iyo ammuurihii adeeg ee uu ballanqaaday.

Mohamed Hagi Mohamoud

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...