Somaliland: Ololaha Boorma Ee Xisbiga Kulmiye Oo Noqday Kii Ugu Xamaasada Badne
Waxa Saaka Si Mug Iyo Miisan Leh La Iskugu Soo Baxay Xarunta Gobalka Awdal Ee Magaalada Boorama iyada oo Jamaahir Kulmiyeysan Ay Iskugu Soo Baxan Shacbiyada Dar Allah U Kulmiyeysan OO Qiirsaysan
Waxana La Sheegay Inay Gabi Ahanba Magaalada U Qabsaday Calanka Xisbiga Kulmiye Iyo Magaca Muuse Biixi Cabdi