Somaliland: Ololaha Boorma Ee Xisbiga Kulmiye Oo Noqday Kii Ugu Xamaasada Badna

Somaliland: Ololaha Boorma Ee Xisbiga Kulmiye Oo Noqday Kii Ugu Xamaasada Badne

Waxa Saaka Si Mug Iyo Miisan Leh La Iskugu Soo Baxay Xarunta Gobalka Awdal Ee Magaalada Boorama iyada oo Jamaahir Kulmiyeysan Ay Iskugu Soo Baxan Shacbiyada Dar Allah U Kulmiyeysan OO Qiirsaysan

Waxana La Sheegay Inay Gabi Ahanba Magaalada U Qabsaday Calanka Xisbiga Kulmiye Iyo Magaca Muuse Biixi Cabdi

 

Comments

comments