Somaliland: Guddoomiyaha Gobalka Saaxil Ee Xisbiga Kulmiye Oo Xafiisyo Cusub Xadhiga Ka Jaray

Guddomiyaha ololaha gobalka saaxil cabdilahi abokor iyo wafti uu hogaaminayo ayaa socdaal kuyimid magaala madaxda gobalka saaxil halkaasi oo si baladhan loogu soo dhaweyay waftigu wuxu intii uu dhexda soo socday xadhiga kajaray in kabadan labadan xafiis oo laga kala furay deeganada hoos yimad gobalka saaxil kuwaas oo kamida lafaruug. Awbarkhadle. Dhubato. Burcada derigodle.dacar budhuq.xamaas halkaas oo waftiga si heer sare ah loogu soo dhaweyay

Comments

comments