Deg Deg: Fanaanada Xilimo Gobeed Oo Ku Soo Jeeda Dalka Somaliland Iyo Shaw Balaadhan Oo Ay Ku Qaban Doonan Hargeysa Iyo Axmed Zaki Oo La Qaban Doona Iyo Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Oo La Filyo Inay Ka Diido Shawga

Deg Deg: Fanaanada Xilimo Gobeed Oo Ku Soo Jeeda Dalka Somaliland Iyo Shaw Balaadhan Oo Ay Ku Qaban Doonan Hargeysa Iyo Axmed Zaki Oo La Qaban Doona

Fanaanada Caanka ah Ee Xilmo Gobeed aya waxa ay safar ku iman Doonta Dalka Somaliland Iyo Dalka Djibouti oo ay show balaadhan ka Dhigi Doonto Iyada Oo Ruxu Doonta Masraxayada Hargeysa Iyo Jabouti

Fanaanada Oo Maal-Maha Soo Socda ka soo Degi Doonta Dalka Somaliland aya waxa ay ku Horeyn Doonta Dalka Djabouti oo ku wahelin Doono Safarkaga Fanaanka Caanka ah Ee Axmed Zaki oo Mudo Badan Joogay Caasimad Hargeysa iyo Djaboutiba

Waxana La Filya Inay Bisa Cusub aya akhirkaga Ku Qaban Doonan Caasimada Hargeysa Axmed Zaki Iyo Fanaanada Xalimo Gobeed

 

Comments

comments