Deg Deg: Khilaaf Hada Ka Dhex Dilaacay Kooxda Xiddigaha Geeska Iyo Yurub Geenyo Oo La Diiday Ianay Kooxda Ku Soo Laabato Iyo Koox U Go,aday Dhankaaga

Deg Deg: Khilaaf Hada Ka Dhex Dilaacay Kooxda Xiddigaha Geeska Iyo Yurub Geenyo Oo La Diiday Ianay Kooxda Ku Soo Laabato Iyo Koox U Go,aday Dhankaaga

Fanaanada Caanka ah EE Yurub Maxamed Cabdi yurub Geenyo oo In Mudo Ah Ku Maqnayd Magaalada Muqdisho oo hore loga saaray Kooxda Xiddigaha Geeska Iyada iyo Nimcaan Hilaac Iyo Yuusuf Hanad Iyo Hodan Cabdiraxmaan Oo Gabi Ahanba Laga Caydhiyey Kooxda

Waxana La Sheegay In Fanaanada Yurub Geenyo Shir Ay Xalay Kooxda Xiddigaha Geesko Gurigooda ay ku qabtaana ay ku shaciyeen inay Ku Soo Celin Doonan Kooxda Xiddigaha Geeska

Iyada Oo La Sheegay inay Qaar Ka Tirsan Kooxda Xiddigaha Geeska Oo Iskugu Jira Abwaano Iyo Guddida Hoose Iyo Fanaanin ay Diidan inay Ku Soo Laabatay Kooxda Xiddigaha Geeska

Iyada oo la sheegay inay Guddoomiyaha Kooxda Xiddigaha Geeska Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Iyo Fanaanada Khadra Silimo ay u sacabo Tuman inay Ku Soo Laabto Kooxda ay Hore Uga Tirsanayd Ee Xiddigaha Geeska

Comments

comments