Deg Deg: Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Dhex Hilaacay Xisbiga Waddani

Ma Dhabaa Inu Boobe Yuusuf Ducaale Dib Ugu Laaban Doono Xisbiga Waddani Iyo Wada-Hadalo U Socday Oo Ugu Soo Dhamaaday Is afgarad

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Imika Soo Gaadhay Xafiiska Warbaahinta Shabakada Wargane News aya waxa ay Sheegayan Inu Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Inu Ku Rogaal Celin Doono Xisbiga Waddani

Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo In Mudo ah Dibad Joog ka ah Arrimaha Siyaasada aya waxa la sheegay inu wakhti Xaadirkan Ka Dhex Hilaacay Xisbiga waddani oo u Hore Uga Tirsanan Jiray

Kulamo u la qaatay Xoghayaha Beeraha Ee Xisbiga Waddani Mr Daaud Xuseen Jamac Food Cadde aya waxa u ay isku afgartaaan inu Dib Ugu Laabto  Xisbiga Waddani Mr Boobe Yuusuf Ducaale oo ah Qoraaga Ugu Caansan Guud ahanba Somalida ahna Abwaanki Sameeyey Heesta Soomaaliyey Toos oo isku Tiirsada

Comments

comments