Badhasaabkii hore ee Gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex Muj: Axmed Cumar Xaji Cabdillaahi (Xamarji) ayaa sheegay inay Xisbiga KULMIYE isku hayaan nolosha shacbiga Somaliland.