Wargane TV: “Anigu Xisbi Walba Waan ka qayb Galaa Xafladiisa Waayo waxaan ahay Suldaanka Guud ee Dalka.. Ninka Madaxweyne dalka Ka Noqonayana waa la garanayaa”

Halkan ka Daawo Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Mohamed Cabdiqaadir oo sheegay in uu isagu dhex u yahay Saddexda Xisbi Qaran.

“Anigu Xisbi Walba Waan ka qayb Galaa Xafladiisa Waayo waxaan ahay Suldaanka Guud ee Dalka.. Ninka Madaxweyne dalka Ka Noqonayana waa la garanayaa” ayuu yidhi Suldaan ka guud ee Somaliland

Comments

comments