Somaliland: Maxaa kajira in la iibsady Imtixaanaadkii Dugsiyadda Sarre ee Somaliland balse Wasiir Habane Muxuu u Balan qaaday Ardaydii Dhacday

Maxaa ka jira in Musuqmaasuq iyo Wax isdaba marin ka dhacday Imtixaanaadkii Dugsiyada Sarre ee Somaliland, Sidoo kale Maxaa keenay in Imtixaanadii Sanadkan Dib loogu Celin doono ardaydii Dhacday.

Comments

comments