Deg Deg: Heshiiski Dp-World Ee Dakedda Berbera Oo Khilaaf Ka Dhex Curtay Iyo Wefti Balaadhan Oo Barito U Duuli Doona Dalka Imaaradka Carabta Iyo Ujeedada Socdaalkooda
Warar Hada Soo Gaadhayah Bahda Shabkada Wargane.com aya waxa ay Xaqiijinayen inu Khilaaf Adagi Ka Dhex Curatay Somaliland Iyo Shirkada Dp-World Ee Dekedda Berbera Gacanta Ku Haysa
Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Imika Ka Soo Baxaye Qasrigga Madaxtooyada Aya waxa ay sheegayn in maalinta Barito ay Dalka Ka Duuli Doonan Xubno Wasiiro ah oo ay hor kacysao Marwo Samsam Cabdi Aadan Iyo Wasiir Qabo Iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Mr Sacad Cali Shire
Waxanay Wararkani Sheegayn In Khilaaf Ba,ani Ka Dhex Curtay Ganacsatadi Dekedda Berbera Ee Somaliland oo Waxba Kala Soo Degi Kari Waayey Dekedi ay Xaqa U Lahayeen Iyada Oo Ay Ka Hor Istaagtay Shirkada Dp-World Ee Lagu Wareejiyey Indho La,anta Iyo Xuqqul Qalinka
Iyada Oo Dalku Maryo Marxaladihi Ugu Liitay aya waxa Hadana La Sheegay Inay Ganacsatadi Dalku Quus Ka Joogto Xukuumada Taagta Daran Ee Madaxweyne Siilaanyo Hogaaminyo oo aan wali Xal Ka Gaadhin Wax La Soo Dejinta Dekedda Berbera