Mrwo Fadumo Siciid Oo Ka Tirsan Wakhti Xaadirkan Kaadariinta Xisbiga Waddai oo maal Mihi Ugu Danbeysay Warbaahinto Isla Dhex Qaadaysay Inay Iska Casili Doonto Xisbiga Waddani iayada oo ay Qoreyan Qaar Ka Mid Ah Waraabhinta Xisbiga Kulmiye

Aya waxa ay Kaga Jawaabta Maanta Iyada OO Cadeysay Inanay Ka Bixi Doonin Xisbiga waddani oo jawaab Adag Ka Bixisay

Sido kalana waxa ay Kabaha La Dul-Maratay Wasiirka Maaliyada Somaliland Marwo SamSam Oo Ay Akhas Ku Timlaamtay