Somaliland: Yaab Maxa Kala qabsaday Dawladda Imaraadka iyo Somaliland

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa waxay ay kala kulmeen magaalo xeebeedka Barbara arrin aad u facaj gallisay .

Ka dib markii shirkadda D.P World lagu wareejiyay dakadda magaaladda Barbara.

Arrinkan ayaa ahaa  in markii hore Imaaraatku ka shakisanaa dhaqaalaha ka soo galaya dakadda balse markii lagu wareejiyay ee muddo bila ay gacanta ku hayeen ayay arkeen lacag aan cadadkeeda la xisaabin Karin oo bishii ugu horaysayba ay gacanta ku dhigeen.

Waxaanay arrinkan u sheegeen sidda Wargane  loo xaqiijiyay boqorka guud ee imaaraatka.

Waxaana laysa qaatay in Barbara ay tahay meesha kaliya ee shirkadda D.P World. Ka faa,idayso marka loo eego dakadaha kale ay gacanta ku hayso shirkaddu.

Shirkadan ayaa la filayaa in ay markale lacagta musharka waxoogaa ugu darto shaqaalaha dakadda

Comments

comments