Deg Deg: Ma Dhabaa Inu Boobe Yuusuf Ku Laaban Doono Xisbiga Waddani Iyo Heshiis Hordhac Ah Oo Ay Wada Galen

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Ay Helayso Bahda Shabakada Waragane aya waxa la sheegaye Inu Boobe Yuusuf Ducaale Dib Ugu Soo Laban Doono Xisbiga U Hore Uga Tirsana Ee Mucaaridka ah Ee Waddani

Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale aya waxa la sheegaye Inu Ku Soo Rogaal Celin Doono Xisbigi U Hore Uga Tirsana Ee Waddani waxana la sheegye inu Heshiis Hor Dhac ah la galay oo iska Xaadirin Doono Xisbiga Maal-Maha Soo Socda,

Waxana La Sheegaye Inu Kulan Yaro Koban Wada Qataan Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah iyo Guddoomiyaha ku Meel Gaadhka Ee Ee Beesha Gobalka Hawd Mr Jirde waxana la sheegay inay u ka mid noqon Doono Madaxda Sare Ee Xisbiga Iyada oo loo balan Qaday In Lagu Dari Doono Hogaanka Sare Ee Xisbiga Waddani

Waxana La Sheegay Inu Ogoladay Mr Boobe Yuusuf Ducaale Inu Ku Soo Rogaal Celiyo Xisbiga Waddani Oo U Hore Uga ahan Jiray Xoghayaha Warfaafinta oo marki u iska Casilay loo magacaabay Cabdirashiid Xasan Mataan oo wakhtigan Ka Carary Xisbiga Waddani

Comments

comments