Somaliland: Xisbiyada WADDANI Iyo Oo Laacdan Siyaasadeed Ka Bilaabay Gobalka Sanaag Iyo Shirar Doceedyo Bar Bilaw U Ah Guuxa Imaanshiiyaha Asxaabta Oo Cerigabo Si Weyn Looga Dareemayo.

Waxa Si Weyn Looga Daremayaa Magaalada Cerigaabo Diyaar Garawga Wufuud Ka Kala Socota Asxaabta Siyaasada Dalka Oo La Filayo In Maalmaha Soo Socda Socdaal La Xidhiidha Arimaha Diwaangalinta Ay Ku Yimaadaan Degaanada Kala Duwan Ee Gobolka Sanaag
Siyaasiyiinta Iyo Xubnaha Xilalka Ka Haya Asxaabta Siyaasada Iyo Xukuumada Ayaa Si Weyn Ukala Jiidanaya Dhalinyarada Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Reer Cerigaabo Xubnaha Xilalka Ka Haya Xukuumada Madaxweyne Siilanyo Ee Degaan Ahaan Kasoo Jeeda Degmooyinka Iyo Degaanada Kala Duwan Ee G Sanaag Ayaa Ukala Baratamaya Hanashada Iyo Soo Dhaweynta Siyaasiyiinta Iyo Hogaamiyayaasha Kusoo Fool Leh Gobolka Sanaag

Shirar Doceedyo Iyo Kala Jiidasho Shacab Ayaa Si Xawli Ah Uga Socda Gobolka Sanaag Iyo Magaalada Cerigabo Halkaasoo Xubnaha Kala Duwan Ee U Matala Xisbiyada Mucaaridka Iyo Muxaafidkuba Ay Yididiilo Weyn Uqabaan Kala hanashada Shacabka Si Loo dareemo Cududooda Taageero.

Comments

comments