War Deg Deg Ah: Guddoomiye Baashe Oo La Toogtay Iyo Xildhibaan Nacanac Oo Xarbi Ah Iyo Dhiiga Oo Qolqolahay Wakiilada Balse Yaa Gestay Dilka

War Deg Deg Ah: Guddoomiye Baashe Oo La Toogtay Iyo Xildhibaan Nacanac Oo Xarbi Ah Iyo Dhiiga Oo Qolqolahay Wakiilada Balse Yaa Gestay Dilka

War hada laga soo sheegayo Xarunta baarlamanka.

Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali Koore Oo Imika Weerar Ku qaaday Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax, kaas oo ku sugan Xafiiskiisa, Dirawalka Xildhibaan Koore oo Rasaas ku furay Ciidanka Iyo Taliyaha Ciidanka Bilayska Mr Fadal Oo Imika soo gaadhay Goobtaas iyo Ciidamada amnika Oo Xabsiga u taxaabay Xildhibaan Koore Iyo Dirawalkiisii + Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac Oo uu dhaawac fudud gaadhsiiyey Xildhibaan Koore.

Comments

comments