Nin Maayir Ka Ah Magaalo Caan Ah Oo Cunay Jiir, Ka Dib Sharrad Uu Dhigtay Oo Lagaga Guuleystay

Date:

“Qofka wax ballan-qaada waa inuu oofiyaa” waxa sidaas ku tiraabay Duqa magaalada  Mont De Marsan Mr Charles Dayo, wakaaladdaha wararka ee Dalka France ayaa waxa ay qaadaa dhigeen in maayarku uu galay sharad ka hor ciyaartii dhexmaraysay labada kooxood ee Barcelona iyo PSG  ee ka mid ahayd tartankii horyaalka kooxaha Yurub ee Champions-ka League, waxaanu sharad ku galay ciyaarta ka hor inuu Jiir cuni doono haddii kooxda Paris Saint-Germain laga guulaysto,

waxaanu arrintaasi kaga dhabeeyay isagoo Maqaaxi ku sugan, waxaanay wararku sheegeen inaanu Jiirka Cunistiisa dhamaysan ee uu wax yar ka cunay, balse uu sheegay inuu balantiisii oofiyay, waxaanu tilmaamay sidoo kale inaanu aad u jeclayn cunista Hilibka, balse uu cunista Khudaarta aad u jecel yahay, arrintan ayaa ah arrin aad u layaab badan, waxaana is-waydiin mudan sidee ayuu qof nooli ugu dhiiran karaa Cunista Jiir ka?.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...