London: Xaflad Ballaadhan oo lagu soo Dhaweeyey Weftiga Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee KULMIYE ee ku Sugan UK

Date:

Wefti ka tirsan KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa xaflad ballaadhan oo lagu soo dhawaynayey loogu qabtay magaalada London ee carriga Ingiriiska.
Xafladda oo ka dhacday Waqooyiga magaalada London ee lagu qaabilay weftiga Guddoomiye-ku-xigeenka kowaad Md. Maxamed Kaahin oo ay xubno ka yihiin Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee KULMIYE Md. Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) iyo siyaasiga Axmed Muumin Seed oo ka tirsan xisbiga KULMIYE, waxaanna ka qaybgalay madasha xafladdu ka dhacaysay dadweyne aad u fara badan oo isugu jira masuuliyiinta xisbiga KULMIYE ee guud ahaan Ingiriiska iyo kuwa laamaha kala duwan ee dalkaasi.
Waxa kaloo xafladda qayb ka ahaa soo dhawaynta masuuliyiin, siyaasiyiin iyo taageerashayaashii xisbiga UCID ee UK, gaar ahaan garabkii New UCID ee uu hoggaamin jiray siyaasiga Jamaal Cali Xuseen, kuwaas oo hadda si rasmi ah ula midoobay xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...