Sheekh Siciid Faarax Jire Oo Ku Baaqay In Hargeisa Book Fair Loo Bedelo Somaliland Book Fair

Date:

Sheekh Siciid Maxamed Faarax Jire oo ka mid ah culimada reer Somaliland ayaa ku baaqay in carwada buugaagta ee Hargeysa (Hargeisa Book Fair) loo bedelo carwada buugaagta Somaliland ‘Somaliland Book Fair’, si buu yidhi ay uga qayb qaadato aqoonsi raadiska.

Sheekh Siciid oo hadal ka jeediyay furitaankii Hargeisa Book Fair, wuxuu sheegay in carwadani magac u soo jiiday Somaliland, sidaas darteed loo baahanyahay in la balaadhiyo loona bedelo Somaliland Book Fair “Waxay ku fiicnayd.” ayuu yidhi, “Maadaama oo uu dalku baahida weyn ee uu u qabaa tahay aqoonsi in Hargeisa Book Fair laga dhigo Somaliland book fair si ay wax uga tarto gacana uga gaysato aqoonsiga.”

Sheekh Siciid, ayaa waxa kale oo uu ku baaqay in shaqo abuur loo sameeyo dhallinyarada reer Somaliland ee bilaa camalka u badan, isagoo dhallinyaradana ugu baaqay inay ka xoroobaan balwadaha iyo qabyaaladda maadaama oo ay yihiin mustaqbalka dalka, waxaanu aad ugu guubaabiyay inay joojiyaan tahriibka oo noqday aafo qaran.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...