Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay taageerayaal cusub oo maanta ku soo biiray xisbiga WADDANI