DegDeg: Xisbiga Waddani oo Magac Cusub loo Bixiyey iyo Waxa uu Yahay?

Date:

Xisbiga Mucaaridka ah Waddani Ayaa Waxa Baraha Bulshadda Looga Bixiyey Magac Cusub.

Xisbiga waddani ayaa Baryahan dambe waxa uu urursanayay dad aan Siyaasiyiin ahayn ee ku saaqiday Masuuliyaddo hore loogu dhiibay isla markaana Shaqooyinka Dawladda Dhowr jeer laga eryey oo lagu sifeyn karo Saaqidiin.

Xisbiga Waddani ee Mucaarid ka oo looga Baahnaa in uu la yimaado Isbadal siyaasadeed Ayaan marna Xisibiga kuso kordhin Xubno Tayo leh isaga oo mar walba soo urursadda Dad aan Bisayl siyaasadeed lahayn.

Dhalinyarada Somaliland ee Social Media ah aad ka u isticmaala ayaa Waxa ay u Bixiyeen magac Cusub Xisbiga Waddani Kaas oo ah Xisbiga Cadho Ururtay Waxa na Baraha Bulshadda aad looga Dareemayaa #xisbigacadhoururtay

Xisbiga Waddani ayaa aad Caan ugu noqday Soo ururinta Shakhsiyaadka ka cadhooda Xilalka laga Qaado, taasi oo ka dhigaysa sidii dhas bin ka oo kale.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...