Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin Dheeg oo kamid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa si adag uga hadlay farogalinta ay xukuumadda Xamar ka wado deegaanada Bariga Somaliland,waxaana uu xildhibaanku ka dhawaajiyey in go’aanka masiirka Somaliland uu ka go’o shaccabka Somaliland.

Comments

comments