Jamaal Cali Xuseen Oo Iska Soo Dhiibi Doona Xarumaha Xisbiga Kulmiye Isaga Oo Dalka Dib Ugu Soo Laban Doona
Aqoonyahayan Jamaal cali xuseen oo ku soo cadho bur-buray qaarad Yurub aya maalinta barito ku soo laban doona dalka jsl isaga oo La u soo noqday sidii u qab uga mid ah noqon laha ololaha xisbiga kulmiye
Musharaxi Hore ee xisbiga ucid aqoonyahan jamaal cali xuseen oo maalinta bari ah dalka ku soo laaban doona iyo xisbiga kulmiye oo soo dhweyn dhoolo tus ah u qaban doona isaga oo xill cusub logu dhawaaqi doono isla goobta lagu soo dhaweynayo
Jamal cali xuseen oo mudo badan cadho iyo calool xumo kaga maqna dalka jsl aya ku soo rogaal celin doon bari oo arbac ah isaga oo la sheegay in loo magacaabi doono madaxa ololaha xisbiga kulmiye Ee Gobalada Barriga Somaliland iyo guud ahanba
Sida ay bahda shabakada 24Somaliland ka soo helayso wararka ka soo barqanayah laamaha xisbiga kulmiye aya waxa ay isku racan in jamaal cali xuseen loo magacaabo Madax-Olalha Xisbiga Kulmiye Markii U Samaale Ka Sii Jeedsaday Arrimaha Siyaasada