Deg Deg: Madaxweyne Siilaanyo oo la Filaayo Inuu Safar Rogaal-celisa ugu Baxo Dalal Yurub Kamid ah

Date:

Warar Wargeyska Yool ka helay Ilo-diblumaasi ah, ayaa tibaaxay Madaxweyne Siilaanyo inuu safar kale oo dibedadeed u bixi doono todobaado kaddib. Ma jiro War amuurta ku saamsan oo ilayo hadda kasoo baxay dhinaca Xukuumadda.

Hase-yeeshee ilaha Wargeysku xogta ka helay, waxay sheegeen in Madaxweynuhuu safarka la filayo uu ku tagi doono dalka Jarmalka, balse ka hor Cagta hore safarkiisaa uu sii mari doono dalka Ingiriiska, Inkastoo aanay Iluhu xusin mudada rasmiga ah ee Madaxweynuhuu kusii naggaan doono doono Magaaladda London.

Geesta kale, Wararka amuurtan la xidhiidha qaarkood ayaa sheegaya in wakhtiga rasmiga ah ee bixitanka Madaxweynaha iyo Waftigiisa lagu wado inuu noqdo Shan Todobaad kaddib. Hase-ahaatee waxa Ilaha xoggaha laga helay ka gaws-qabsadeen ujeedada ama dulucda dhabta ah ee safarka Madaxweynuhuu ku tagayo dalalka Ingiriiska iyo Jarmalka. Madaxweyne Siilaanyo ayaa Jimcihii todobaadkan dalka dib ugu soo laabtay, kaddib afar todobaad oo u ku joogay dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...