Somaliland: Ma Dhabaa Inu Siyaasi Samaale Soo Laabay Al-Baabada Siyaasada Gabi Ahanba Oo Iska Cesilay Xisbiga Kulmiye
Sida aya qorayso shabakada 24somaliland aya waxa ay warar ku sheegayn inu gabi ahanba iska cesilay xisbiga kulmmiye Balse Maxa ka jira
Wasiirki Hore ee maaliyada Md Cabdicasiis maxamed samaale aya waxa la sheegaya inu gabi ahnaba iskaga anbo baxay Arrimaha siyaasad oo u ka degay dalka canada qasri ka mid ah isaga oo shaqo cusub ka helay Dalka Canada sido kala u rorey Reerkiisi
Siyaasi samaale oo la sogeyey inu yimaado dhawaan oo u bilaabo Xilkiisi u xisbiga u hayey Ee Madaxa Ololaha Xisbiga Kulmiye oo u gabi ahanba Iskaga beydhay isaga oo ku qacan saydhay inu Yimaado Dalka
Sida ay wararku nagu soo gaadhayan waxa la sheegay inu guddoomiye muuse biixi khadka telefoonka kula xidhiidhay siyaasigan caanka ah oo u diiday inu yimaado oo u muuse biixi ila hatan ka qoosan layahay Hawlkarnimadii Samaale iyo qadarkii lacagta ah ee la siiyey Markii Xisbiga Lagu soo celinaayey