Deg Deg: Gabadh Oo Dhalay Xasan Cali Oo Qaadatay Kaadhka Codaynta Somaliland Iyo Cida Ay U Codayn Doonto

Gabadh ayro u dhalay Ra,isal wasaaraha Somaliya Md Xasan Cali Khayre oo shalay subax ka soo Degtay Garoonka Diyaaradaha Ee magaalada Hargeysa iyada u socotay Inay ka qayb qaadato codbixinta Jsl oo hore isku sii diwaan galisay aya waxa ay shalay abaaro 2 duhurnimo ka qaadat Kaadhkii codbixta Hoolka shaqaalaha Ee Caasimada Hargeysa

Gabadha u dhalay Xasan cali khayre aya waxa la ydhi Faysal xasan cali khayre oo maanta ku laabatay Maamulka Muqdisho Kadib marki ay qaadatay Kaadhki codbixinta iyada oo qoraal kooban ku soo Baahisay baraha bulshada

Iyada oo sheegatay inay ku soo noqon doonto dalka marakay gaadho maalmaha codbixinta doorashada iyo cida ay u codayn doonto oo ay tidhi waxa u codayn doona faysal cali waraabe

Balse Maxay ku Dooratay Faysal Cali Waraabe ? Blase Yaa So0 Dhaafiyey Madaarka Guud Ee Caasimada ?

Comments

comments