wararka kasoo baxaya xarunta dhexe Ee Xisbiga Waddani Ayaa Sheegaya In Gabi ahaan ba Meesha Kabaxeen Nusdambeedkii Xisbiga Waddani Tani Iyo Markii Ay soo Galeen Xisbiga Koox Uu Horkacayo Hogaamiyaha Xisbigaasi Xirsi Xaaji Cali Xasan
Nusdambedka Xisbiga Waddani Ayaa ayaan Waji Gabax kala Kulmay Tani Iyo Markii Xirsi Kusoo Biiray Xisbiga Waddani Wararku Waxay Intaa Ku Darayaan In Nusdambeedkii Xisbiga Waddani Cadho Kaga Maqan Yihiin Xisbiga
Nusdambeedka Xisbiga Waddani Ayaa Khaatiyaan Katagan Xirsi Xaaji Cali Xasan Kuwaas Oo Ku Tilmayay Inuu Gabi Ahaanba Taladii Xisbiga Kala Wareegay
Nusdambeedka Xisbiga Waddani Ayaa Sida Laga Warqabo Lagu Tilmaami Jiray Niman Soo Jara Talada Xisbiga Waddani