Deg Deg: Fanaan Ka Tirsan Kooxda Xiddigaha Geeska Oo Imika Xabsiga La Dhiggay Iyo Sababta Loo Xidhay

Warar lagu kalsoon yahay oo hada soo gaadhaye xafiiska shabakadda 24Somaliland.com  ay waxa ay tibaaxayan in xalayto fanaanka cabdi hani xabsiga lo tabaxaabay isaga oo la cawaynaya saaxibadiisa

Sababta loo xidhay fanaanka aya waxa ala sheegay wali inaan laga bixin lacag u hore u cunay isaga iyo axmed wali ibraahin furiinle iyo Gudoomiye Laabsaalax

Sida aad horaba u wada ogsoontihiin waxa u fanaanka cabdi hani lacag gaadha magaciisa ku qaatay qadar lacag ah oo gaadha ila 40 kun oo dooller oo ila hada u layahay cid ka bixisa

Hayda Somali Entertenment aya waxa ay fanaanka ku haysata Diidmo u diiday marki u qadar lacag ah ka sii cunay isaga oo loo qaadayey Dalka Inriiska

Comments

comments