Wiil U Dhashay Dalka China Oo Laba Jir Socodka Ku Bartay, Toddoba Jirna Caan Ku Noqday !

Date:

Warbaahinta Dalka China ayaa si aad ah uga faalootay wiil yar oo Da’diisu 7 jir tahay, waxaana wiilkaasi lagu naanaysaa “Ninka Birta ah”, sababta magacaasi loogu bixiyay ayaa ah xooga iyo muruqyada uu jidhkiisu leeyahay isaga oo Da’yar.

Sidoo kale Jarriidada Telegraph ee ka soo baxda Dalka Britain oo ka faalootay wiilkan yar ayaa waxay sheegtay inuu ku nool yahay magaalada Hangzuou ee Gobolka Zhejiand ee Dalkaasi China, wiilkan awooda uu Ilaahay siiyay iyo jidhka xoogan ee uu leeyahay isaga oo aad yar ayaa waxa magaciisa la yidhaahdaa Shen Yi waxaana caan ka noqday guud ahaan Dalkaasi China, hooyada dhashay wiilkan oo la yidhaahdo Zhang Hong ayaa waxay tidhi “Waxa uu socodka bartay isaga oo laba bilood jira, waxaanu bartay sida Baaskiilka loo kaxeeyo isaga oo aan gaadhin Dugsiga xanaanada carruurta”.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...