Deg Deg: Ma Dhaba Inay Xukuumadda Siilaanyo Wareejisay Macdanta Gobalka Sanaag Iyo Cida Ay Ku Wareejisay

Bahda shabakadda wargane aya waxa ay qoraal kooban oo lagu baahiyey Shabakadda 24somaliland ay kaga soo xigtaya sidan ay u dhigan qoraalka oo ah sidan

Safiirka u maadaxweyne Siilaanyo sodaga u yahay oo ka xishoon waayay hantidi umada oo cid ka qabat la wayey aya waxa u heshiis hor dhac ah la galay Dalka taywan si ay macdanta uga soo saran Buuraha Gobalka Sanaag

Wiilkan Oo Hantidi umada ugu dhacay Magaca sodog ahan oo awood buuxda  u yeeshay inu noqdo qacanta kowed ee ddhanka madaxweynaha iyo qorshaynta ariimaha suuqa madow ee wax lagu kala iibsado

Baashe Morgan oo si cad aan cidna ugle Tashan aya waxa u daawaha saaray sidi macdanta Iyo Dhuxul dhgaxa logala bixi laha buuraha illahay ku manastay somaliland

Shabakada 24Somaliland aya waxa ay ka soo xiganaysa warkan Jariirad ka soo baxda dalka Taywan oo ku baahisay baraha bulshada

Balse Ma Ka Yeeli Doono Dadkii Reer Saanag In Buurahooga Lagu Hor Fadho Sido kala Ciidanka Lagag Dhawaawqay Gobalka Sanaag Gaar ahan Degmada Laasqoray aya waxa ay balan qadan iany ilaashan doonan Hantida umadooda Diyaarna u yihiin wixi ay dareeman inay la dagaalami doonao

Comments

comments