Deg Deg: Maxa Ku Cusub Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jsl Bale Doorashado Wakhtigada Ma Dhici Doonta

Date:

Deg Deg: Maxa Ku Cusub Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jsl Bale Doorashado Wakhtigada Ma Dhici Doonta

Guddida Anshaxa ee kominshanka doorashooyinka ayaa waxaa ay maanta warbaahinta kula hadleen xarunta guud ee kominshanka doorashooyinku ku leeyahay magaalada Hargeysa .

Guddidan Anshaxa ayaa waxaa ay digniin u direen laba xisbi ee Waddani Iyo Kulmiye oo ay sheegeen in ay olale ka dhex bilaabeen kaadhadh qeybinta ka socota gobalka Togdheer , isla markaana waxaa ay ugu baaqeen in ay olalahaasi joojiyaan

Sidoo kale guddidan ayaa ku hanjabtey hadii ay labadaas xisbi joojin waayaan olalahaas ay ka qaadi doonan talaabo sharciga waafaqsan

Maalin ka hor ayey aheyd markii xisbigada mucaaridka ah ee UCID uu dacwad ka gudbiyey xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo uu ku eedeyey in ay olale ka bilaabeen kaadhadh qeybinta gobalka Togdheer

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...